The Somaliland journalists Association SOLJA is shocked by the murder of a UniversalTV journalist and members of SOLJA BOD in the central Laasanod town of the Sool Regionon last Tuesday. The killing is part of a string of attacks against journalists in Somaliland.

The Somaliland Journalist Association (SOLJA) has secured the release of two Journalists who were detained in the town of Las’anod last week for charges of propagating false information against the state on the clashes which occurred in Sool and Buhoodle, the charges which amount to sedition.
The journalists mr Abdisaman Isse Mohamud (Keyse), who is a reporter for Universal TV was arrested, while visiting his colleague who was in custody for similar charges, Mr Ahmed Ali Farah a reporter with Somali Royal TV.
Read more...
Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamed-rashiid Maxamed Faarax, ayaa si weyn u cambaareeyay dilkii Rabi ha u naxariistee Wariyihii Telefiishanka Universal ee Gobolka Sool Marmuum-Axmed Faarax Ilyaas (Axmed Saki) kaas oo habeenkii xalay dil toogasho ah lagu khaarajiyey gudaha Magaaladda Laascaanood.
Uruka SOLJA ayaa dilka weriyihaas ku sifeeyeen mid bahalnimo ah, Waxaanay xukuumadda ugu baaqeen inay sharciga horkeento mujrimiintii fuliyay dilkaasi foosha xun, iyaga oo sidoo kalena ku booriyeen maamulka magaalada Laascaanood iyo ciidamadaba in laga taba tago cidii fulisay falkani.
Read more...Ku: Dhamaan Hawl Wadaneenada Saxafada Madaxa Banan & Saxafada Dawligaba
Ujeedo: Wargalin Muhiim
Waxa uu URURKA SUXIFIYIINTA SOMALILAND (SOLJA) ogaysiinayaa dhamaan hawlwadeenada ka hawlgala qaybaha ka la duwan ee saxafada madaxa banaan iyo kuwa dawliga ahba in labilaa bay diwaan galintii dhamaan SUXUFIYIINTA SOMALILAND ee dalka oo dhan.
Read more...
